Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Isimada Bari oo Bulshada ku boorinaya Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada 1Q iyo 1C
    Somalia

    Video:-Isimada Bari oo Bulshada ku boorinaya Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada 1Q iyo 1C

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin,ayaa Bulshada Bosaso ku booriyay in ay isdiiwaangeliyaan mudada kooban ee ka harsan diiwaangelinta Codbixiyaasha.

    “Waxaan ugu baaqayaa bulshada Bosaso in ay isdiiwaangeliyaan maxaa yeelay waa fursad mar la’arag ah”Ayuu yiri Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1615714974738915328?s=20&t=TvGERCBLJfEE7h2JyVMgTQ

    Sidoo kale Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad,ayaa iska Diiwaan-geliyay seejayadda Deegaanka Xubabays ee Degmada Isku-shuban,wuxuuna Isimada dhaqanka iyo Bulshada ugu baaqay in ay isdiiwaan geshaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    July 9, 2026

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    July 9, 2026

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    July 9, 2026
    Latest Posts

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Go’aano kasoo baxay Guddiga Nabad-galyada gobolka Nugaal

    Puntland iyo Jubbaland oo iska diiday ka qeybgalka kulanka Mucaaradka iyo Turkey

    Somalia’s Security Transition, Political Challenges, and the Future of the Federal Government

    WARBIXIN: Machadka IFA oo Itoobiya ugu yeeray aqoonsiga Somaliland

    Somaliland oo wada-hadal kula jirta saraakiisha Sool Bari, iyo Askar u goosatay

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Madaxweyne Deni oo eryay Agaasimihii ‘Hay’adda Forensic Science’

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.