Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Mahdi Guuleed waa mudan yahay in lasoo gole joojiyo
    Somalia

    Video:-Mahdi Guuleed waa mudan yahay in lasoo gole joojiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si kaftan umuuqata,ayuu Mahdi ugu tilmaamay Somaliland Wadan daris ah.

    Dastuurka uu ku dhaartay Mahdi Guuleed,waxuu dhigayaa in Jamhuuriyada Somaliya ay tahay Lowyacade ilaa Raaskanbooni.

    Su’aasha hortaalla waxay tahay…

    Somaliland haday Dal gaar ah tahay yuu ku matalayaa Xubinta Xildhibaan ee uu ku fadhiyo??

    Mahan wax iska dhacay ama layska indho tiri karo hadalka khatarta ku ah Qaranimada kana hor imaanaya Dastuurka ee kasoo yeeray Ra’isalwasaare xigeenkii hore ee Jamhuuriyada.

    Mahdi,waxuu mudan yahay in lasoo gole joojiyo oo Dastuurka uu ugafay lagula xisaabtamo.

    Halkan ka daawo muuqaalka Mahdi oo qiraya SL in ay tahay Wadan gaar ah.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1620032477304877056?s=20&t=a3cgnm1nVLcwyFJyq3JNsw
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.