Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maleeshiyaad taabacsan Kacdoonka Shacabka oo gudaha ugalay Laascaanood
    Somalia

    Video:-Maleeshiyaad taabacsan Kacdoonka Shacabka oo gudaha ugalay Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 7, 2023Updated:January 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland khalad weyn oo istiraatijad dagaal ah in ay gashay ayay xaqiiqsatay markii ay Ciidamadeeda ka saartay gudaha Magaalada.

    Muuse Biixi in badan,ayuu ka war wareegay in uu gudaha Magaalada ka saaro Ciidamadiisa,sababtoo ah waa Askari fahansanaa in ay adkaan doonto ku celintooda.

    Ciidamadan gudaha ugalay Laascaanood waxay ka faa’idaysteen fursada ay bixisay Somaliland.

    Dagaal Magaalo laguma kala adkaado oo Boqol Nin oo Guryaha Daaqadahooda kaasoo toogata lagama saari karo.

    Waxa kaliya ee dhici kara haday SL isku daydo in ay xoog ugu laabato gudaha Magaalada waa xasuuq Dhiig badan ku daato loogana adkaan doono.

    Sidoo kalena ku noqon doona fashil iyo colaad aan harin abid,isla markaana Siyaasiyan soo afjari doona.

    Tani waxay SL ku tahay Rubad go’o Siyaasadeed.

    Halka Shacabka Kacay iyo Xoogaga Kacdoonka ay utahay fursad weyn.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1611522261978062849?s=20&t=PNmaG27XDdIURVDhA2NsFA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.