Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Nigeria oo yeelatay Dekeda ugu balaaran Qaarada Afrika
    Somalia

    Video:-Nigeria oo yeelatay Dekeda ugu balaaran Qaarada Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Nigeria,ayaa xariga ka jaray Deked noqonaysa mida ugu weyn Afrika.

    Dekedan,waxaa dhisay Shirkado Shiinays ah,waxaana ku baxay Bilyan Dolar ah.

    Waa mida ugu weyn Afrika ee shixnaduhu ku kala gooshaan,waxayna abuuraysaa Shaqooyin gaaraya 270-Kun.

    Sida la filayo waxay culayska iyo ciriiriga ka kala dajin doontaa Dekedaha kale ee Nigeria.

    75% waxaa leh Dhaqaalaha Dekedan Shirkado Shiinays iyo Singspore iskugu jira,halka 25% ay wada leeyihiin Maamulka Lagos iyo Dowlada Dhexe ee Nigeria.

    Shiinuhu waa maalgashadaha ugu weyn xiligan ee Nigeria,isagoo maslgashtay Tareenada iyo Korontada.

    Nigeria waxay safka hore uga jirtaa Wadamada Afrika ugu awooda badan dhaqaale ahaan,Dhul ahaan,Dad ahaan iyo Ciidan ahaanba.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    ICYMI: Nigeria opened a billion-dollar Chinese-built deep seaport in Lagos, which is expected to ease congestion at the country's ports and help it become an African hub for transshipment, handling cargoes in transit for other destinations https://t.co/FHV9OFAzdm pic.twitter.com/I43B2G2Zlt

    — Reuters (@Reuters) January 29, 2023
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.