Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shirkii Madasha Qaranka oo mar Sadexaad fashilmay
    Somalia

    Video:-Shirkii Madasha Qaranka oo mar Sadexaad fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2023Updated:March 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Madasha Qaranka ee ay iskugu yimaadaan Madaxda Fadaraalka iyo kuwa DG ee la qorshaynayay in uu markale qabsoomo 15-ka Bishan,ayaa dib udhici doona,sida xoguhu xaqiijinayaan.

    23-ka ayay ubadan tahay in loo badalo taariikhda mar Sadexaad loo astaynayo qabsoomida Shirka.

    M.Xasan Shiikh,ayaa ka codsaday Laftagareen in uu Garowe aado oo bilaabo dhex-dhexaadin isaga iyo Deni.

    Sida xoguhu xaqiijinayaan masoo guulaysan doono socdaalka Laftagareen oo Deni masoo ajiibi doono kasoo qaybgalka Shirkaas.

    Dhanka kale Safiiro door ah oo BC ka socda,ayaa Garowe utagi doona in ay khilaafka wax ka qabtaan.

    BC,waxaa walwal weyn ku haya in ay fashilmaan Mashruucyada Baanka Aduunka oo 31-ka Bishan la rabo in ay dhan yihiin si isla ogol ah dhamaan Saxiixyada Mashaariicdaas.

    Puntland waxay tirsanaysaa in lagu dulmiyay Mashaariicda horumarineed iyo awood qaybsiga Siyaasadeed ee heer Fadaraal.

    Hadaysan PL ka qaybgelin Shirkaas,waxaa adkaan doonta in layskugu yimaado,hadii ay dhacdo in uu qabsoomana,waxuu noqon doonaa mid maqaamkiisu hooseeyo oo ugaar ah Bartamaha iyo Koonfurta Dalka oo qura.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.