Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa sidee amniga Xarunta Ganacsiga Puntland Ee Bosaso?
    Somalia

    Waa sidee amniga Xarunta Ganacsiga Puntland Ee Bosaso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guud ahaan Gobolka Bari,gaar ahaan Xarunta Bosaso Amnigeedu waa fadhiyaa,waxaana Gacanta si fiican ugu qabtay Ciidamada kala duwan ee Puntland oo iskugu jira Booliska,Badda iyo Pisf.

    Majirto cabsi amni oo ka imaanaysa argagixisada waxayna Ciidanku ku hawlgalaan si qarsoon iyo si muuqata.

    Maalin walba waxaa Ciidanka soo gaara digniino qaraxyo balse majiraan wax run ka noqda.

    Haatan,waxaa soo baxayay ilaa Shalay in Sadex Qarax ay fulin doonaan kooxo aan ahayn argagixisada,waxaana tuhunku galay gudaha Ciidamada kala duwan.

    Balse Ciidamadu xogahaas si weyn ayay Isha ugu hayaan waliba si gaar ah meelaha la tuhmayo.

    Bosaso waa camiran tahay,Ganacsigeeduna waa sareeyaa,amnigeedana si qorshaysan,ayaa Gacanta loogu hayaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.