Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Waayihii Diiqnimada Ina Canbaashe Ee Laascaanood oo soo gabagabooy
    Somalia

    Video:-Waayihii Diiqnimada Ina Canbaashe Ee Laascaanood oo soo gabagabooy

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 7, 2023Updated:January 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ina Canbaashe waayihiisii Diiqnimada ee Sool waa soo afjarantay,waxii hada ka danbeeya ugu yaraan waa lala qaybsanayaa.

    Laascaanood kaligii wax laga waydiiyo oo SL udaba fadhido,isla markaana Bulshada Deegaanku isaga marti uga tahay Maamulka waa soo gabagabowday.

    Waxaa ufuran Laba Wado midkood oo kala ah..

    1.In uu isdaad raaciyo oo Kacdoonka qayb ka noqdo.

    2.In uu galo colaad sokeeye oo Dhiig badan ku daato macnaha ugu weyn ee kasoo baxayana ay tahay Wiil Beel kale ah in uu hankiisa gaaro.

    Siyaasadii Somaliland ee Laascaanood way fashilantay waxayna gashay siriq in badan lala gaadayay.

    Muuse Biixi hogaamintiisa Somaliland waa unaruuro midnimada Somaliyed markale,sababtoo ah ma’ahan Siyaasi ee waa caadifi,qabiiliya,Cuqdadaysan oo Ciilqaba.

    Jibril Qoobey.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1611519943631069185?s=20&t=Su-Ob4kRtjcbsCH4m24auw
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.