Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wajiga Labaad Ee Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland oo ka bilaabatay Badhan
    Somalia

    Video:-Wajiga Labaad Ee Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashooyinka Puntland oo ka bilaabatay Badhan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2023Updated:January 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daahfurka Wajiga Labaad ee Diiwangelinta codbixiyaha doorashooyinka Dowladaha hoose ee Puntland,ayaa Gobolka Sanaag si rasmi ah uga bilaabatay.

    Gudiga doorashooyinka,Wasiiro,Saraakiisha Ciidanka iyo Qaybaha Bulshada,ayaa ka qaybgalay daahfurka.

    Wajiga Labaad ee Diiwaangelinta,ayaa ka dhacaysa Gobolada Sanaag,Haylaan iyo Nugaal.

    Macno gaar ah ayay uleedahay Puntland in Diiwaangelintu ka hirgasho Gobolka Sanaag.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    HADAF.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.