Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wakiilka cusub Ee Midowga Yurub oo Waraaqaheeda aqoonsiga gaarsiisay Puntland
    Puntland

    Wakiilka cusub Ee Midowga Yurub oo Waraaqaheeda aqoonsiga gaarsiisay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe 19 January 2026, Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Madaxtooyada Ku qaabilay Wakiilka Norway ee Soomaaliya Mss merete Dyrud iyo wafdi ay hoggaaminayso.

    Kulanka waxaa looga wada hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka ka socda Puntland ee dhinacyada Amniga iyo hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish iyo Al-Shabaab, Dimuqraadiyadda, Mashaariicda horumarineed, Gargaarka bini’aadanimo, Kaabayaasha dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee Norway iyo Dowladda Puntland.

    Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa kulanka ku weheliyey xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.