Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warar sheegaya Ciidamada Hiil-Walaal Ee Jabuti in ay Rasaas usoo direen Ciidamada SNM
    Somalia

    Warar sheegaya Ciidamada Hiil-Walaal Ee Jabuti in ay Rasaas usoo direen Ciidamada SNM

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jira iskuday Gawaarida Qudaarta ukala qaada PL iyo Koonfurta Dalka loogu soo rarayo Hub,sida xogo la helayo sheegayaan.

    Rasaaasta lagu soo rarayo Gaadiidkaas,ayaa iskugu jirta mida culus iyo Gumucyada Madaafiicda Goobta M-30 D-30 jntapinte.

    Waxay usocotaa Rasaastaas Ciidamada SNM ee ka dagaallamaya duleedka Laascaanood.

    Rasaastan,ayaa laga soo raray Xeryaha Ciidanka Hiil Walaal ee Jabuti oo ku kala yaal Hiiran iyo Galguduud,sida xoguhu sheegayaan.

    Jabuti dhawr jeer,ayaa lagu tuhmay in ay Saanad Ciidan ugu soo gudbisay Ciidamada SNM Diyaarado.

    Balse xogtan waa qorshe cusub oo ka duwan kuwii hore khatartiisana leh.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.