Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Laascaanood Ee Maanta
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Laascaanood Ee Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2023Updated:March 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka Laascaanood,ayaa xalay abbaaro 4-ta subaxnimo dib uga billowday magaaladaas.

    Dagaalka,ayaa markii hore ka bilowday Aaga Bari ee Maraaga,waxaana isku haleelay Ciidamada uu hogaaminayo Jimcaale iyo kuwa Somaliland.

    Khasaare,ayaa ka dhashay dagaalkaas iskugu jira dhimasho,dhaawac,Maxaabiis,Gawaari lakala qabsaday iyo kuwo lakala gubay.

    Dagaalku,waxuu ku fiday markii danbe Aaga Galbeed oo uu ka dhacay dagaal xoog badan oo dhaliyay khasaare xoog leh,waxaana si weyn ugu jabay Ciidamada Somaliland.

    Aaga Galbeed,waxaa Somaliland looga gubay 3-Gaari,iyadoo looga qabtay Maxaabiis iyo Gaadiid dagaal oo gaaraya Sadex Gasri oo kala ah..

    1.Gaari Suu ah.

    2.Gaari Beebe ah.

    3.Gaari Jiib ah.

    Ciidamada Somaliland,ayaa Madaafiic kusoo garaacay Guryaha shacabka iyo goobaha ganacsiga ee Magaalada.

    Dagaalku ilaa iyo hada,waa socdaa,mana jiraan warar intaas ka badan oo laga heli karo xiligan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.