Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Arimaha gudaha Puntland oo qaabilay Madaxa UNDP Ee Somaliya
    Somalia

    Wasiirka Arimaha gudaha Puntland oo qaabilay Madaxa UNDP Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe, March 06, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa xafiiskiisa Garowe ku qaabilay Wakiilka hay’adda Horumarinta ee Qaramada Midoobey (UNDP) ee Soomaaliya Mr: Jocelyn Mason iyo wefdi uu hoggaaminayo.

    Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka wadashaqayneed ee hay’adda UNDP iyo Puntland, dardargelinta mashaariicda horumarineed ee UNDP ka wado Puntland ka qaybgalka Barnaamijka Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.

    Sidoo kale, Wasiirka ayaa sa gootiyey madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya Mr. Jocelyn Mason oo uu dhammaaday xiligiisi shaqo ee Somaliya wuxuuna uga mahadceliyey shaqooyinka wanaagsanaa ee UNDP ka qabatay guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

    Dhammaad

    Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.