Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ku dhow guuldarro Siyaasadeed in uu kala soo laabto Baydhabo
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ku dhow guuldarro Siyaasadeed in uu kala soo laabto Baydhabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalinkii Afraad,ayuu Madaxweyne Xasan joogaa Baydhabo,isagoon weli xal uhelin khilaafka ka taagan.

    25-kii Musharax ee Madaxweynaha KG u ordayay waa awoodi waayay in uu ku qanciyo utanaasulka Laftagareen.

    Sidoo kale Madaxweyne Xasan,waa ka keeni waayay Laftagareen Sadex arimood midkood…

    1.Utanaasulid mucaarad.

    2.U ansixin Sanad ku darsi ah.

    3.Meel dhexe oo layskugu yimaado.

    Haldoorka KG waxay qabaan in Madaxweyne Xasan ku jirto hagrasho oo Deegaan aan Beesha uu kasoo jeeda ahayn uusan wakhti,dadaal iyo dhaqaale xal loogu helayo bixinayn.

    70-jirkii loo igmaday hogaaminta Siyaasada Dalka in uu wax kala oran waayo reer KG ma’ahan wax caadiya.

    Waxaan sugnaaba waa ilaa Beri waxa kasoo baxa Baydhabo oo uu kala soo laabto Madaxweyne Xasan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.