Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo qarka usaaran in uu ku fashilmo dhex-dhexaadinta Koonfur-galbeed
    Somalia

    Xasan Shiikh oo qarka usaaran in uu ku fashilmo dhex-dhexaadinta Koonfur-galbeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Musharaxiinta Koonfur-galbeed waxay ku adkaysanayaan 45-cisho in lagu qabto doorashada Madaxweynaha Koonfur-galbeed.

    Hadii si hoose loo sii wada hadlay,waxay qabaan Musharaxiintu in ugu badnaan 3-bilood la gaarsiiyo muda xileedka loogu dari karo Laftagareen..

    Xasan,waxuu soo jeediyay in 6-bilood oo mudo kordhin ah la siiyo Laftagareen.

    Halka Laftagareen laftigiiisu ku doodayo in la siiyo Sideed bilood iyo Baarlamaanka hada jira oo lakala diro.

    Ilaa iyo hada Xasan Shiikh xal waa keeni la’a yahay Koonfur-galbeed,sababtoo ah dan kama lahan,waxuuna rabaa inta ay isku mashquulsan yihiin in uu hirgeliyo qorshihiisa Wajiga Labaad ee dagaalka argagixisada.

    Halkan ka akhriso Warka ay soo saareen Midowga Musharaxiinta Koonfur-galbeed

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.