Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo loo beegsanayo in uu kasoo jeedo Puntland
    Somalia

    Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo loo beegsanayo in uu kasoo jeedo Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer- ilaaliyaha Fadaraalku,waxuu udanbeeyay Dadka kasoo jeeda Puntland ee xilalka ka haya Dowlada Fadaraalka oo la beegsanayo.

    Waa go’aan cad oo Madaxweyne Xasan soo jeediyay kuna amray kooxdiisa in Qofkii PL kasoo jeeda aan shaqo laga siin Fadaraalka kan hayana laga qaado.

    Xeer- ilaaliyaha,waxaa laga dalbaday in uu iscasilo,qaatana Lacag Rubuc Milyan dolar ah,markuu diidayna,waxaa loo gudbiyay Baarlamaanka.

    Booskiisa,waxaa udiyaarsan oo lagu badalayaa Mungaab oo la rabo in uu sharciyeeyo mudo kororsiga la diyaarinayo.

    Puntland waa awood xoog badan markay timaado Siyaasada Somalida,Madaxweyna walba oo la dirira ugu danbayn isagaa Siyaasada ka baxa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.