Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan si cad uqiray in Golaha Baarlamaanka Alshabaab dhex fadhiyaan
    Somalia

    Xildhibaan si cad uqiray in Golaha Baarlamaanka Alshabaab dhex fadhiyaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Yaanan Been isku sheegin Shabaab Baarlamaankuu ku jiraa oo dhex fadhiyaa”.Xildhibaan,ayaa sidaa cad uhadlay.

    "Yaanan Been isku sheegin Shabaab Baarlamaankuu ku jiraa oo dhex fadhiyaa".Xildhibaan,ayaa sidaa cad uhadlay. pic.twitter.com/tmQkEKEFeC

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) January 14, 2023

    Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka ah,ayaa si cad golaha uga hor sheegay in Alshabaab uu fadhiyo Baarlamaanka.

    Xildhibaanka,ayaa ku celceliyay in ay tahay hadaan waxqabanayno in Golaha laga saaro Alshabaabka oo hadeer talaabo laqaado.

    Wax fudud ma’ahan in mid ka mid ah Xildhibaanada uu ku dhawaaqo si furan Xildhibaanada qaarkood ama Shaqaalaha Golaha ama Ciidamada amaanka ay ku dhex jiraan xubno Alshabaab ah.

    In badan,ayaa si hoose oo xan ah loo sheegayay in Xildhibaanada mudo xileedkan ay Alshabaab Xubno ku leeyihiin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.