Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo qadiyada Sool qoraal uga diray Beesha Caalamka
    Somalia

    Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo qadiyada Sool qoraal uga diray Beesha Caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2023Updated:February 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaano door ah oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa Qoraal ay ku midaysan yihiin udiray Beesha Caalamka,kaasoo ay ku xaqiijinayaan in Shacabka reer Sool aysan qayb ka ahayn Maamulka Somaliland iyo fikrada gooni goosadka.

    “Waxa aan Goor Dhaweyd U Dirnay Urur Goboleedka IGAD Iyo Beesha Caalamkaba Warmurtiyeed Aan Ku Beeninayno in aysan Wax Wadahadal ah La Gelin Isimada Deganadayadu Maamulka Somaliland,Qeybna Aysan ka Aheyn Maamulkas Gooni Goosadka ah Ee Xooga Ku Jooga Dhulkayaga”.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.