Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa keensaday Talyaha cusub Ee Booliska?
    Somalia

    Yaa keensaday Talyaha cusub Ee Booliska?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha cusub oo Booliska magacaabistiisa ma’ahan wax ku yimid soo xulid hab Beeleed iyo mid soo jeedin Ra’isalwasaare,sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo Ilo lagu kalsoonaan karo.

    Sidoo kale khibrad iyo aqoon uu leeyahay laguma soo xulin oo Talyaha cusub khibradiisa ugu weyn ee uu leeyahay waa in uu soo noqday Talyihii Ilaaladii Bashiir Goobe.

    Mahad Salaad,ayaa toos usoo xushay una arkaya Nin uu ku shaqaysan karo,isla markaana ka ansaxsaday Golaha Wasiirada,sida xoguhu sheegayaan.

    “Beesha uu kasoo jeedo Talyaha cusub waxba kalama socoto magacaabistiisa,waxa kaliya ee uu ku yimid laguna ansixiyay waa rabitaanka Mahad Salaad”Ayuu yiri Sarkaal magaciisa qariyay oo ka tirsan Booliska Muqdisho

    Xamse haduu Wiilka Curad ee Xasan ahaa Talyaha cusubna waa yaraankii Mahad Salaad.

    Talyaha Booliska Somaliyed micnihiisa rasmiga ah,waa Talyaha Booliska Xamar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.