Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Puntland oo ka digtay boobka kheyraadka dalka
    Somalia

    Akhriso: Puntland oo ka digtay boobka kheyraadka dalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Puntland ayaa looga hadlay shir looga hadlayay shidaalka dabiicaga ah ee Africa, kaas oo lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

    Puntland ayaa sheegtay in aysan qeyb ka aheyn sharciga shidaalka Soomaaliya, maadama uu hareer-marsan yahay Dastuurka KMG ah, iyo hannaanka qeybsiga kheyraadka oo aan wali lagu heshiin.

    Sidoo kale, Puntland ayaa uga digtay DFS galitaanka heshiisyo lagu xaraashayo kheyraadka dalka, kuwaas oo dhalin kara xasilooni darro ka dhacda dalka.

    Ugu dambayn, Dowladda Puntland ayaa uga digtay shirkadaha caalamiga ah ee shidaalka, inay heshiis sharci-darro ah aysan la galin Dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeedu dhamaaday.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.