Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif oo ku guuleystay kursiga HOP#146
    Somalia

    Sheekh Shariif oo ku guuleystay kursiga HOP#146

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynahii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay kursiga HOP#146 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu ku qabsoontay magaaladda Jowhar.

    Musharaxa la tartamayay oo ahaa Shariif Abuukar Axmed Sebriye ayaa ka tanaasulay tartanka, waxaana kadib loo qaaday codeyn gacan taag ah oo madaxweynahii hore uu ku helay 101 cod sida guddiga doorashada ay ku dhawaaqeen.
    Sheekh Shariif ayaa kamid ah Musharraxiinta Madaxweynaha DFS, Waxaana uu kamid noqonayaa musharrixiinta soo qaatay kuraasta Golaha Shacabka BJFS ee beelahooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.