Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Garaad Cabdikariin “Dagaalka Laascaanood istaagi maayo ilaa Isaaq ku laabto OOG”
    Puntland

    VIDEO: Garaad Cabdikariin “Dagaalka Laascaanood istaagi maayo ilaa Isaaq ku laabto OOG”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Laascaanood, Garaad Cabdikariin Cali Nuur ayuu ka hadlay duqeymihii u dambeeyay ee maamulka Somaliland ka geystay xarunta gobalka Sool, waxaana uu sheegay in duqeyntaas ay geysatay khasaare fara-badan.

    Garaad Cabdikariin ayaa sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ay laayeen waxgaradkii, maatadii, sidoo kalena ay dumiyeen magaalada Laascaanood, aysana aqbali doonin in dagaalku istaago ilaa ay ka tagaan Oog oo xadka u dhexeeya labada beelood.

    Madaxweynaha Jabuuti, ayuu Garaad Cabdikariin sheegay in uu qeyb ka yahay dagaalka ka socda Laascaanood, ayna ciidamo, hub iyo diyaaradaha basaaska ee Jabuuti ku taageerayo Somaliland. Waxaana uu intaa ku daray in uusan marna Ismaaciil Cumar Geelle dhexdhexaad ka noqon karin colaada Sool.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.