Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Puntland oo xilka la wareegay
    Somalia

    Sawirro: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Puntland oo xilka la wareegay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland, Abdifitaax Xaaji Aaden ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay kadib munaasabad ka dhacday caasimadda Puntland ee Garoowe.

    Munaasabadda xilwareejinta ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Puntland, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha Ciidamada la-dagaallanka Argagixisada iyo saraakiil kale.

    Dhammaan masuuliyiinta ka hadlay munaasabadda ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, iyagoo sheegay in ay la shaqeyn doonaan.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa u digay saraakiisha ka horyimaada amarada dawladda, isagoo sheegay in ay ka qaadi doonaan tallaabo adag.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.