Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamo kasoo amba-baxay gobalka Mudug oo ku wajahan Laascaanood
    Somalia

    Ciidamo kasoo amba-baxay gobalka Mudug oo ku wajahan Laascaanood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamo fara-badan iyo gaadiid dagaal oo xalay kasoo ruqaansaday xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood, oo todobaadkii saddexaad uu ka soconayo duullaan maamulka Somaliland ku doonayo in uu dib ugu qabsado.

    Diyaarinta ciidamada ayaa maalmihii u dambeeyay si weyn looga dareemaya magaalada Gaalkacyo iyo deegaannada kale ee gobalka. Isimadda dhaqanka oo uu hormuud u yahay Islaan Bashiir Islaan Cabdille ayaa horkacayay diyaarinta ciidamada u ruqaansaday Laascaanood.

    Dadka deegaannada SSC ayaa hadal-haya tagista ciidamada cusub ee ka baxay gobalka Mudug, kuwaas oo sida la rumeysan yahay door weyn ka geysan kara xoreynta gobalka Sool.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2023/02/332205846_3061916607285014_3450668751589316647_n.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.