Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Guddoomiye Cabdirisaaq oo masuuliyadda dagaalka Laascaano dusha u saaray Muuse Biixi
    Puntland

    VIDEO: Guddoomiye Cabdirisaaq oo masuuliyadda dagaalka Laascaano dusha u saaray Muuse Biixi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayuu ku sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu hurinayo colaadda Laascaanood, uuna diiday xal kasta oo nabaddeed.

    Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay in uusan isagu matalin Hargeysa, Burco iyo Gabiley, balse uu yahay masuul matala gobalka Sool ayna dadkiisu soo doorteen, sidoo kalena lamid aheyn Mahad Cambaashe iyo Saleebaan Koore oo ah adeegayaal.

    Maamulka Madaxweyne Biixi ayuu ugu baaqay in uu ciidamada kala baxo gobalka Sool, loona hoggaansamo go’aanka isimadda dhaqanka SSC oo ah kan rasmiga ah ee ka shaqeyn doona deegaanka.

    https://www.youtube.com/watch?v=NxoAuH3Sx-w

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.