Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Adeegyada shirkadda Golis oo maanta aan ka shaqeynayn Puntland
    Somalia

    Adeegyada shirkadda Golis oo maanta aan ka shaqeynayn Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Adeegyada shirkadda isgaarsiinta Golis ee ka howlgasha Puntland ayaa maanta hakad ku yimid, waxaana dhamaan deegaanka aan ka shaqeynay barnaamijyada wicitaanka iyo lacagta danabeysan ee Sahalka.

    Istaaga ku yimid adeegyada shirkadda Golis ayaa abuuray jahwareer ku yimid suuqyada Puntland. Dadka ayaa dhooban goobaha ganacsiga kadib markii ay u shaqeyn waayeen lacagihii ay diri lahaayeen.

    Sidoo kale, xiriirkii khadka telefoonka ayaa meesha ka baxay, kaas oo dadku ku kala xog qaadan jireen.

    Lacagta Shillin Soomaaliga ayaa horey uga istaagtay deegaannada Puntland, waxaana ka dhashay daruufo nolaleed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.