Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Safiirkii DFS ee Qatar oo looga yeeray Muqdisho
    Somalia

    Akhriso: Safiirkii DFS ee Qatar oo looga yeeray Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waraaq kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Dibedda DFS ayaa loogu yeeray in uu Muqdisho yimaado safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar Amb. Cabdirisaaq Faarax Cali, xilli uu maanta kusii jeedo dalkaas Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Ruun Siciid Qorsheel ayaa la sheegay in ay siihaye ka noqon doonto safaaradda Soomaaliya ee Doxa. Amb. Cabdirisaaq Faarax oo ah seediga Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa ahaa xiriiriyaha Qatar iyo dawladdii hore ee Madaxweyne Farmaajo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.