Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»S/Guuto Muumin oo Taliye Boolis u magacaabay Boosaaso
    Somalia

    S/Guuto Muumin oo Taliye Boolis u magacaabay Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Taliye cusub u magacaabay saldhigga dhexe ee degmada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

    Wareegto kasoo baxday xafiiska S/Guuto Muumin Cabdi ayaa Gaashaanle Maxamuud Qasaali Muuse, loogu magacaabay Taliyaha saldhigga dhexe ee Boosaaso.

    Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxay Taliyaha Booliiska Puntland.

    Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire
    Markuu arkay Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo danta shaqada awgeed,

    Waxaa G/le Maxamuud Qasaali Muuse loo magacaabay Taliyaha Saldhiga dhexe ee Boosaaso Gobolka Bari.

    ~ DHAMMAAD ~

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.