Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xassan Sheekh oo ka dhoofaya Dhuusamareeb & duullaankii Alshabaab
    Somalia

    Xassan Sheekh oo ka dhoofaya Dhuusamareeb & duullaankii Alshabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha DFS, Hassan Sheikh Mohamud ayaa soo gabagabayn doona horaanta todobaadkan safar qaatay muddo labo asbuuc ah oo uu joogay caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

    MW Xassan Sheekh oo 5 bishan August, tagay Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu diyaarinayay duullaan ka dhan ah argagixisada Alshabaab oo ku sugan dhul badan oo kamid ah bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya. Waxaana qorshuhu ahaa in ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug ay u ruqaansadaan deegaano ay kamid tahay degmada Ceelbuur oo saldhig weyn ay ku leedahay Alshabaab.

    Balse, Xassan Sheekh ayaa isaga socdaalaya Dhuusamareeb xilli uusan jirin duullaan ku wajahan argagixisada oo ka bilowday Galmudug. Idilnews ayaa maalmo kahor tabisay in qorshaha ugu wayn ee Madaxweyne Xassan u tagay Dhuusamareeb ay tahay u gogol xaarka hirgelinta saldhig ciidan oo Masaaridu ka doonayso degmada Galinsoor ee gobalka Galgaduud, si halkaas ay uga abaabulaan dhacdooyin amni oo ka dhan ah Itoobiya.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.