Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ku biirtay isbaheysiga BRICS
    Somalia

    Itoobiya oo ku biirtay isbaheysiga BRICS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya ayaa loo ogalaaday ku biirista isbaheysiga BRICS, oo ah urur dhaqaale oo ay ku midoobeen dalal ay kamid yihiin Ruushka, Shiinaha iyo Hindiya.

    Madaxda isbaheysiga BRICS oo shir ku leh dalka Koonfur Africa ayaa meemariyay ku biirista Ururka ee dalka Itoobiya. Sidoo kale, wadamada Iran, Sacuudi Carabiya, Imaaraatka Carabta, Masar, Argentina ayaa xubno rasmi ah ka noqday isbaheysiga dhowaan dhiska ah.

    Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ali ayaa soo dhaweeyay aqbalaada BRICS, isagoo xusay in dalkiisu u diyaarsan yahay noqoshada xubin firfircoon oo kamid ah isbaheysiga cusub oo doonaya saamey ballaaran in uu ku yeesho Africa.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.