Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Hoggaamiyaha SSC “260 maxbuus baan ka qabanay Somaliland”
    Somalia

    VIDEO: Hoggaamiyaha SSC “260 maxbuus baan ka qabanay Somaliland”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 27, 2023Updated:August 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha SSC, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali oo shir jaraaโ€™id ku qabtay Laascaanood ayaa ka warbixiyay jabka ciidamada maamulka Somaliland loogu geystay dagaalkii jimcihii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo sababay in ciidamada difaaca Sool qabsadaan dhul baaxad ahaan gaaraya 85-KM ayna difaacyo ka sameystaan deegaanka Guumeys oo qiyaastii 20-KM u jira deegaanka Oog oo Talis weyn ku leeyihiin ciidamada Somaliland.

    Cabdulqaadir Firdhiye ayaa xusay in 260 maxbuus ay ka qabteen ciidamada maamulka Somaliland, kuwaas oo ay ku jiraan dambiilayaal dagaal, waxaana uu tilmaamay in Muuse Biixi uu hadda wado abaabul dagaal, masuuliyadda wixii ka dhasha weerar uu soo qaadana isagu yeelan doono.

    https://www.facebook.com/Halbeegsool/videos/968406860883339

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.