Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Ceeldheer
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Ceeldheer

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 28, 2023Updated:August 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha DFS ee fadhigeedu yahay Muqdisho, Xasan Shiikh Maxamuud oo todobaadyadii u dambeeyay ku sugnaa caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ka baaqsaday safar uu ku tagi lahaa magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo maalmo kahor ay gudaha u galeen ciidamada DFS iyo maleeshiyaadka deegaanka.

    Xasan Shiikh oo doonayay in uu sawirro kusoo galo Ceeldheer oo Alshabaab ay ka kaxeysteen dadkii joogay kahor inta aysan tagin ciidamada dawladda, ayaa baaqday kaddib markii ciidamadii qabsaday Ceeldheer isaga soo baxeen magaalada, iyagoo ka gadoodsan saad la,aan iyo in baylaha looga dhigayo argagixisada alshabaab si lamid ah ciidamadii Shabaab ku weerareen Cows-weyne.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.