Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamza iyo Farmaajo oo ku kulmay Qatar
    Somalia

    Xamza iyo Farmaajo oo ku kulmay Qatar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DOHA — 

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu booqasho ugu tegay.

    Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha, Xamza iyo Farmaajo “ayaa iska xog-wareystay xaaladda guud ee dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.”

    Kulankan ayaa yimid ka dib markii asbuucii hore Farmajo iyo Sheekh Sharif kulan 2maalmood ah socday ay ku qaateen Shirittoon Hotel, ee magaalada Ankara, Turkey, halkaas oo ay iska waraysteen xaalada dalku marayo hada isla markaana ay isla qaateen in shaki wayn laga qabo weerarada kooxda al shabaab ay ku qaadayaan xerayaha ciidamada xds, isla markaana loo baahan yahay in baaris qoto dheer lagu sameeyo waxa sababay weeraradii lagu xasuuqay ciidamada dowlada somaliya ee ay ka mid ahaayeen weerarkii xerada caws weyne.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.