Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Barxadda Garoowe oo si casri ah loo dhisayo
    Puntland

    VIDEO: Barxadda Garoowe oo si casri ah loo dhisayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2024Updated:November 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda hoose ee Garoowe ayaa bilaabaysa dib u dhis lagu sameynayo argada barxada caasimadda Puntland, oo ay caan ku tahay Garoowe, sida uu shaaciyay Duqa caasimadda, Cabdulqadir Axmed Maxamuud (Geeddi).

    Geeddi ayaa sheegay in la bixiyay qandaraaska dib u dhiska barxadda oo si casri ah loo dhisi doono. Waxaana maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Wasiirka Howlaha Guud ee Dowladda, Faarax Cawad Jaamac.

    Garoowe ayaa ah magaalo si baaxad leh u koraysa, waxaana dhinac socda dhismaha waddooyinka casriga ah ee laga hirgelinayo magaalada oo 26 sano ee lasoo dhaafay ahayd caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe.

    Asbuucyada soo socda waxaa xariga laga jari doonaa buundo weyn iyo waddooyin muhiim ah, oo dhismahooda ay ku baxday Malaayiin dollar.

    https://www.facebook.com/puntlandradio2019/videos/1040715137828293

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.