Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday
    Puntland

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso: 19 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa kulan la qaatay Guddiyada Amniga iyo Horumarka ee degmada Boosaaso.

    Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta Amniga degmada Boosaaso iyo guud ahaan Gobolka Bari, iyadoo Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay Guddiga Amniga. Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay horumarinta degmada iyadoo Guddiga Horumarintu la wadaageen madasha, qorsheyaasha horumarinta iyo bilicda magaalada .

    • DHAMMAAD –
    • XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.