Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac
    Somalia

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarada Itoobiya Airlines in ayqbasho dalabkii Dowlada SL ee ahaa in aysan Visa ku xirin muwaadiniinta reer SL ee kasoo raacaya dibada,waa talaabo guul u ah SL.

    Sida ay sheegayaan xogo,waxay ubadan tahay in Mw Cirro tago Adis markale oo ay Rw Abiy kala saxiixdaan heshiis buuxa oo ku saabsan Dekeda Saylac.

    Itoobiya,ayaa dhankeeda si cad u aqoonsan doonta in SL tahay Jamhuuriyad Madaxbanaan oo aan qayb ka ahayn Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Somaliya,sida xogaha lagu helayo.

    Xiritaanka Xaafiiskii Geelle ee Hargaysa ayay ubadan tahay in ay sababtay warkan.

    SL muhiim u ah Jabuti marka la barbardhigo Itoobiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.