Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DFS oo hakisay amarkii lasoo wareegida Visa-ha Dal ku jooga
    Puntland

    DFS oo hakisay amarkii lasoo wareegida Visa-ha Dal ku jooga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 4, 2025Updated:November 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    E-visa-ha Dal ku jooga si rasmi ah,ayaa loo joojiyay ugu danbayn.

    Xasan,ayaa amray Todobaadkii hore markuu tagay xarunta socdaalka Muqdisho in lagu soo wareejiyo Xamar,halka markii hore DG bixin jireen.

    Amarka Xasan,ayaa saamaynayay si gaar ah PL& SL oo Ajaanib badan ujoogto shaqo.

    Daganaanshaha,ayaa Sanadkii laga qaadaa Dadka soo dalbada Lacag dhan $60 iyo ilaa $ 800 oo kale oo Wasaaradaha Caafimaadka iyo Shaqada ay ku bixiyaan,taasoo horay loogu heshiiyay in DG loo daayo inta la midaynayo Dhaqaalaha Wadanka.

    Talaabadan,ayaa ka dhigan in bixinta dagnaaanshaha ay DG sidii caadiga ahayd usii bixin doonaan,waxaana laga laabtay lasoo wareegidii Dowlada dhexe ee Xasan amray maalmo ka hor.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.