Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?
    Puntland

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhibaatooyinka laga dhaxlay Hubka Gacanta loo geliyay Ninka aan masuulka ahayn ee Jimcaale iyo talada foosha xun ee Aaran-jaan.

    Dhaawaca Garowe ay ugaysteen?

    B.Amnigeeda oo hoos loo dhigay maqaam ahaan.

    T.Soo jiidashadii maalgashiga oo yaraaday.

    J.Qurba joogtii iyo Dadkii gudaha ee kusoo hiranayay oo niyad jabay.

    Bulshada Nuugaaleed dhibka ay ugaysteen ?

    B.Waxaa loo arkay Dad aan uqalmin caasimada PL oo fahamkooda iyo bisaylkoodu ka hooseeyo heerkaas.

    T.Waxaa u abuurantay ka fogaansho ay ka fogaadeen guud ahaan Dadka reer Puntland.

    J.Waxaa samaysmay isbahaysiyo iyaga si gaar ah loogu diidan yahay oo laga xusi karo isbahaysiga ( Barsan) ee Bari iyo Sanaag.

    X.Siyaasiga reer Nugaaleedka ah oo loo arkay Qof aan xanbaari karin qadiyadaha masiiriga oo aad maxali u ah una qalmin hogaaminta PL oo ay ku jirto caadifad hoose.

    Dowladnimada dhibka ay ugaysteen?.

    B.Caasimadii Siyaasada oo foolxumaatay.

    T.Shacabkii PL oo 30 sano kadib walwal amni wajahay.

    J. Loolanka dibada uga imaanaya oo fursado ka helay.

    Muxuu yahay Xalka?

    B.Waa in Jimcaale Hubka Gacantiisa laga saaraa qiimo walba uu ku kacayo.

    T.Waa in Aaranjaan Qofkii lagu tuhmo laga ilaaliyaa talada Puntland.

    J.Waa in Siyaasiyiinta karaamada leh ee Nugaaleed la baritaaraa oo kor loosoo qaadaa lagana gadaa bulshada kale ee Puntland.

    Aaranjaan iyo Hogaamiye kooxeedka ay ku shaqaystaan khatarta ugu weyn,waxay ku hayaan Bulshada Nuugaaleed qaybaheeda kala duwan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.