Wefti iskugu jira siyaasad iyo Milleteri oo Maraykan ah,ayaa shalay gaaray Hargaysa,waxayna kula kulmeen Madaxda Siyaasada iyo Ciidanka SL oo ugu horeeyo Mw Cirro.
Maanta,ayaa isla weftigaas,wuxuu kasoo dagayaa Bosaso oo kula kulmayaa Madaxda Ciidanka iyo siyaasada ee PL oo ugu horeeyo M-xigeenka Lugatoor.
Weftigan,waxaa hogaaminaya Talyaha Ciidamada Africom ee Maraykanka,waxaana qayb ka ah Safaarada Maraykanka ee Somaliya.
Booqashada SL&PL ee weftiga Maraykanka ah,waxay daaran tahay….
- La gelida heshiisyo cusub iyo cusboonaysiinta kuwa hore ee PL&SL.
- Dhiirigelinta la dagaallanka argagixisada.
- Umuujinta PL in Maraykanku qayb kala yahay shaqada saxda ah ee ay waydo.
- Xoojinta siyaasadii Laba wajiilaynta ee ku dhisnayd SL,PL& KB oo Maraykanku dib usoo ceshay kadib niyad Jab uu kasoo qaaday Villa Somaliya.
