Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti sare oo Maraykan ah oo gaaray Somaliland
    Puntland

    Wefti sare oo Maraykan ah oo gaaray Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti iskugu jira siyaasad iyo Milleteri oo Maraykan ah,ayaa shalay gaaray Hargaysa,waxayna kula kulmeen Madaxda Siyaasada iyo Ciidanka SL oo ugu horeeyo Mw Cirro.

    Maanta,ayaa isla weftigaas,wuxuu kasoo dagayaa Bosaso oo kula kulmayaa Madaxda Ciidanka iyo siyaasada ee PL oo ugu horeeyo M-xigeenka Lugatoor.

    Weftigan,waxaa hogaaminaya Talyaha Ciidamada Africom ee Maraykanka,waxaana qayb ka ah Safaarada Maraykanka ee Somaliya.

    Booqashada SL&PL ee weftiga Maraykanka ah,waxay daaran tahay….

    1. La gelida heshiisyo cusub iyo cusboonaysiinta kuwa hore ee PL&SL.
    2. Dhiirigelinta la dagaallanka argagixisada.
    3. Umuujinta PL in Maraykanku qayb kala yahay shaqada saxda ah ee ay waydo.
    4. Xoojinta siyaasadii Laba wajiilaynta ee ku dhisnayd SL,PL& KB oo Maraykanku dib usoo ceshay kadib niyad Jab uu kasoo qaaday Villa Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.