Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ma dhabaa in Caruurta hogaamiyaha Daacishta Somaliya ay wax ka bartaan UK?
    Puntland

    Ma dhabaa in Caruurta hogaamiyaha Daacishta Somaliya ay wax ka bartaan UK?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 9, 2025Updated:December 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin lagu qoray Wargeyska caalamiga ah ee Daily Mail ee kasoo baxa UK,ayaa lagu sheegay in hogaamiyaha baxsadka ah ee argagixisada Daacishta Somaliya Muumin Afar Caruur ah oo Labo bahood kala ah ay ujoogaan London.

    Wiil iyo Labo Gabdhood oo bah ah iyo Gabar curadiisa oo bah kale ah.

    UK ayay wax ku bartaan kana shaqaystaan oo degan yihiin Xaasaskiisu.

    Calmiskaad,ayuu dagaal ka hurinayaa uu ku barikicinayo Shacabka Puntland,isagoo Qoysaskiisii ay haystaan Nolol iyo Nabad.

    Su’aalaha uswaydiinta mudan,waxay yihiin….

    Gaalada usoo aaday Calmiskaad ee aan London joogin maxay tahay?

    Jihaadku ma Calmiskaad kaliya,ayuu ku waajibayaa?

    Haday dhab ka tahay Jihaadka uu sheeganayo muu Caruurtiisa iyo xaasaskiisa soo galiyo dagaalka oo Calmiskaad keeno?

    Dad Caruurtood,ayuu dab ku shidayaa,kuwiisuna London ayay wax ku baranayaan?

    Halkan hoose ka akhriso qormada:-

    New ISIS leader has Brit ex-wife and three children living in Slough https://www.dailymail.co.uk/news/article-15354209/Orange-bearded-ISIS-leader-British-ex-wife-three-children-live-Slough-council-flat-wages-jihad-West-cave-hideout-Somalia.html?ito=native_share_article-nativemenubutton

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.