Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Deni”Waa Madaxweynaha badalaya Xasan”
    Puntland

    Faallo:-Deni”Waa Madaxweynaha badalaya Xasan”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan joognaa December 2027,waa sanad iyo bar kadib mudo xileedkii sharciga ahaa ee Mw fadaraalka iyo mudo xileedkii Mw Deni ee PL uu ka harsan yahay Sanad iyo Bar.

    Waxaan saa uleeyahay Mw Deni,waa Madaxweynaha badalaya Xasan Shiikh 90%,marka laga tusaale qaato….

    B.Sida uu u abaabulan yahay.
    T.Dhaqaalaha uu heli karo.
    J.Xildhibaanada uu lasoo bixi karo.
    X.Isbahaysiyada la shaqaynaya.
    J.Taageerada caalamka ee uu haysto.
    X.Qanacsanaanta Shacabka Somaliyed ee ah in uu yahay hogaamiye wax badali kara oo waaqiciya.

    Yaa wax ku haysta?

    Gudaha PL,waxaa wax ku haysta Rag uu ka taageero badan yahay,ka karti badan yahay,ka dhaqaale fiican yahay,kana fursad sareeyo.

    Raggan waxa ugu weyn ee ay yeeli karaan,waa in ay xantiisa la wadaagaan siyaasiyiinta aan reer PL ahayn ee Deni la loolamaya,sababtoo ah mahan iyagu kuwo han leh.

    Dibada PL,waxaa wax ku haysta Fahad iyo Xaaska Saacid ee wada socda,iyagana Sadex arimood,ayuu ku dilayaa…..

    B.In uusan eed ka gelin dadka Somaliyed,halka Fahad yahay eedaysane uu ku markhaati furay Madaxweynihii uu la shaqaynayay.

    T.Beesha ay kasoo jeedo Xaaska Saacid oo aan aamini karin Fahad.

    J.Deni oo ah kooxda Imaaraadka oo xaqiijinta guushiisa xataa Xasan qayb ka qaadanayo marka ugu danbaysa.

    Mw Deni culays kuma qabo in Xasan Kursiga kusii fadhiyo ilaa 2027 ama 2028 bilowgiisa.

    Sidoo kale in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo dhib kuma hayso oo si dhamaystiran,ayuu udiyaarsan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.