Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?
    Somalia

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogta dhabta ah ee Farmaajo ku yimid Xamar,waxay tahay …

    1.Dalka,waxaa keenay Xasan Shiikh oo casumay.

    2.Waxaa kusoo dhaweeyay kooxda Xasan Shiikh?

    3.Waxaa booqda kooxda Xasan oo usoo sheekaysa?

    4.Waxaa la siiyaa biilkiisii Madaxweyne oo dhan $40-kun bishii.

    Xasan Laba hadaf,ayuu kalahaa soo dhaweynta Farmaajo…..

    B.In loo arko Nin aan kaligii talye ahayn oo aan cuqdad qabin,qabiili aan ahayn oo dimuqraadiya.

    T.In Farmaajo oo Madaxweyne soo noqday kana soo jeeda beel aan ahayn tan Xasan uu ka mid noqdo siyaasiyiinta Xasan aan ka didsanayn.

    Farmaajo,wuxuu ku dhex watay imaanshaha Xamar…..

    B.In uu helo meel uu olalihiisa ku muujiyo.

    T.In uu qiimayn kusoo sameeyo taageerada uu heli karo.

    J.In uu danbiyadii dhacay xilligii uu fadhiyay Villa Somaliya dusha uu ka saaro Fahad oo dib uraadiyo dadkii ay kala dhinteen.

    Xasan,waa gaaray ujeedooyinkii uu lahaa 60% oo maanta,wuxuu ku faanayaa joogista Farmaajo in ay muujinayso Ninka uu yahay.

    Balse,waxaa uharsan in Farmaajo raaco wadadii Cumar Cabdirashiid oo uhanbalyeeyo Xasan kalana shaqeeyo mudo kororsi sida ballanku yahay.

    Farmaajo imaanshaha Xamar,waa kusii saqiiray,wuxuuna lumiyay saamaynba haduu lahaa,waxa kaliya ee uu soo kordhiyayna,waa in uu Xasan umaaliyo oo usameeyo waxuu ku faani karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.