Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??
    Somalia

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan iyo AS?

    Qaraxyadii iyo dilalkii argagixisada AS ka fulin jirtay Xamar,hoos ayay udhaceen,waxaana sababay isfahan dhexmaray Xasan iyo AS.

    Waxay ku heshiiyeen dhawr qodob oo kala ah…

    1.In AS loo ogolaado dhaqdhaqaaq furan.

    2.In AS loo ogolaado qaadista canshuurtooda.

    1. In AS loo ogolaado saamaynta gudaha dowlada.

    4.In AS loo ogolaado safaradooda si aan ciriiri lahayn.

    Dhanka AS,waxaa laga rabaa…..

    B.In ay door ka qaataan kusii fadhiga Kursiga ee Xasan Shiikh.

    T.In ay fududeeyaan arimaha Xasan baritaarka unoqon kara sida amniga Muqdisho.

    Heshiiskaas,waa ka fulay Labada dhinac 100% .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.