Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?
    Puntland

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka mustaqbalka Somaliyed,waa qodobadii loo baahnaa ee mudnaa xilligan….

    1.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku fashilmay hogaaminta dalka iyo arimihii loo igmaday.

    2.Waxaa daaqada laga tuuray Dastuurkii Xasan samaystay.

    3.Waxaa lays xasuusiyay mudo xileedka Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraalka ah xilliga uu ku eg yahay.

    4.Waxaa lays xasuusiyay mudo xileedka Madaxweyne Xasan xiliga uu ku eg yahay.

    5.Waxaa loo sheegay DG KG,Galmudug iyo Hir-shabelle in ay qabtaan doorashadii hay’adahooda dastuuriga ah ee mudo dhaafka noqday.

    6.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku tuntay Dastuurka Fadaraalka ah iyo kan Dowlad Goboleedyada.

    7.Waxaa Mw Xasan loo qabtay mudo Bil ah in uu Miiska wadahadalka soo fariisto.

      8.Waxaa la xaqiijiyay mudadaas hadii Mw Xasan ku imaan waayo Miiska in Golaha Mustaqbalka Somaliyed qaadayo talaabo dalka lagu badbaadinayo oo doorasho lagu qabanayo.

      9.Waxaa la macno tiray doorashada Mw Xasan kawado Gobolka Banaadir.

      10.Waxaa la cadeeyay in Mw Xasan ku guuldaraystay la dagaallankii argagixisada.

      Nuxurka Warmurtiyeedka soo baxay,waa intan,waana qodobo muhiim ah oo bulshada Somaliyed qalbiyada uqaboojiyay.

      Sidoo kale,waa qodobo ku filan in dalka lagu badbaadiyo.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.