Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay
    Puntland

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirkiirkan markii horaba wakhti,waa ka dhamaaday oo in uu baxo,ayuu udiyaarsanaa.

    Caadiyan marka Madaxweyne la doorto Maraykanka,waxaa iscasila dhamaan Safiirada dibada oo idil,markaas,ayuu Madaxweynuhu aqbalaa ama dib uceshaa.

    Haatan,waxay ubadan tahay in uu soo magacaabi doono safiiro cusub Trump.

    Siyaasada maamulka Trump ee Somaliya,waxay ku dhisan tahay danta Maraykanka,ayaa mudnaanta leh oo aan la diblomaasiyadayn.

    Maraykanku,wuxuu qorshaynayaa in uu Berbera usoo raro saldhigiisa Jabuti.

    Sidoo kale,wuxuu diyaarinayaa in Saldhigiisa Ballidoogle uu usoo raro Bosaso.

    Dhanka kale ka ilaalinta Shiinaha ee geeska Afrika,wuxuu u adeegsanayaa gacmihiisa Turki iyo Imaaraad.

    Maraykanku horay,wuxuu ubari taari jiray dowlada dhexe ee Somalida,waase ku hungoobay oo horay ayay usocon wayday,waana sababta keenaysa in uu ka fakaro soo celinta siyaasadii Laba wajiilaynta ee SL,PL iyo SC.

    SL& PL,wuxuu la leeyahay Maraykanku,wada shaqayn wanaagsan,wuxuuna ku qancay in ay yihiin nidaamyo masuul ah oo la aaminio karo.

    Maraykanku,waa deeq bixiyaha ugu weyn markay timaado Somaliya,wuxuuna ku bixiayay $1.6 Bilyan taageerida hawlgalka xasilinta midowga Afrika ee Somaliya ilaa maalinkii uu bilowday.

    Sidoo kale Maraykanku $2-Bilyan oo kale,ayuu ku bixiyay barnaamijyada horumarinta iyo siyaasada Somalida Tobanaankii Sano ee udanbeeyay.

    Wuxuu kaloo Maraykanku dhaqaale geliyay dhismaha Ciidamo ay yeelato DFS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.