Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo baadigoobaya xiriir uu la yeesho Israa’iil
    Somalia

    Xasan Shiikh oo baadigoobaya xiriir uu la yeesho Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Laba ergay,ayuu udiray Israa’iil,sida xoguhu xaqiijinayaan,waxayna kala hadlayaan Laba Qodob oo kala ah….

    1.Anagaa ah DFS ee la aqoonsan yahay ee nagala heshiiya,waxaad rabtaan.

    2.Abraham Accords diyaar baan unahay in aan ku biirno.

    3.Saldhig Milleteri oo Berbera ahna diyaar baan unahay in aan saxiixno.

    Bisha danbe,waxaa tagaya oo ku casuman Israa’iil Madaxweynaha Somaliland,wuxuuna isku dayayaa Xasan in uu baajiyo booqashadaas oo Israa’iil ay ka laabato casuumadaas.

    MW Cirro,wuxuu si rasmi ah usoo saxiixi doonaa Abraham Accords.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    March 4, 2026

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    March 4, 2026

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.