Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?
    Puntland

    Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Daa’uud Bisinle Wasiirka qorshaynta Puntland, ayaa waxaa shaqo joojin ku sameeyay M.xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha PL Lugatoor.

    Sababaha shaqada looga joojiyay,ayaa lagu sheegay Sadex qodob oo kala ah….

    1.Wada shaqayn xumo Dowladnimo iyo ku tumasho nidaam.

    2.Nidaamka Dowliga ah ee PL oo uu loolan ku noqday.

    3.Xogaha qorshaha PL oo uu toos ula wadaagayay Damjadiid,gaar ahaan Faarax Cabdiqaadir,Wasiirka Waxbarashada DFS.

    Mudo xileedkii hore ee Xasan Shiikh uu Madaxweynaha ka ahaa DFS oo uu ka noqday Wasiirka Batroolka,wuxuu si qaawan ula diriray barnaamijkii Shidaal baarista PL ee xilligaa socday.

    Sidaanoo kale Bisle Dowladii MW Faroole,wuxuu ka ahaa Wasiirka qorshaynta mase tixgeliyo taariikhda siyaasadeed ee uu PL ku leeyahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.