Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed,ayaa ku dhawaaqay gogol wadatashi Qaran ah si dalka looga badbaadiyo firaaq dastuuriga ah marka la gaaro 14-ka Apriil 2026, iyagoo ugu baaqay dhinacyada siyaasadda in ay heshiis midaysan gaaraan.
Halkan hoose ka akhriso:-



