Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Deni oo ku dhawaad 2000-Askari tababar uga furay Badhan
    Puntland

    Mw Deni oo ku dhawaad 2000-Askari tababar uga furay Badhan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Badhan : 27 April 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland, kuwaas oo lagu tababarayo xerada tababarka Ciidanka ee Jen. Giriin ee magaalada Badhan.

    Madaxweynuhu wuxuu xusay in Dowladda Puntland isku filan tahay dhinac kasta oo amniga la xiriira, isla markaana Ciidankeennu tusaale u noqday dalal badan, kadib markii la arkay sida ay u burburiyeen cadowga Daacish ee adduunku muddada dheer la tacaalayay.

    Munaasabadda waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta, Taliyaha Ciidanka Booliska DPL, xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda, masuuliyiinta gobolka Sanaag iyo degmada Badhan.

    — DHAMMAAD —

    • XAFIISKA WARFAAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    October 19, 2026

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    October 19, 2026

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    October 19, 2026
    Latest Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.