Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?
    Puntland

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 30, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Awoodii Milleteri ee Wadaadada Iran,waa la jabiyay 60%.

    Ishii Lacagta ay ka heli jireen ee ahayd Saliida,waa la cunaqabateeyay oo wax ganacsi ah ma geli karaan mana kasoo bixi karaan Dekadahooda.

    Waxa hada socda oo harsan,waa in ay aqbalaan heshiis ka kooban……

    1. In ay iska ilaawaan samaysashada Hub Niyukleer ah.
    2. Saliidooda in ay ku iibiyaan Lacag aan Dolar ahayn.
    3. Gantaallada ridada dheer in ay ka tanaasulaan.
    4. Kooxaha Gobolka ee iyagu taageeraan in ay ka joojiyaan taageerada.

    Dhankooda in ay helaan….

    1. Cunaqabataynaha in laga fududeeyo.
    2. In tartiib ay saaxada caalamka ugu soo laabtaan oo lala macaamiilo.

    Ugu danbayn,waxaa la gaari doonaa heshiis rasmi ah.

    Trump shaqadii loo doortay 80% waa qabtay…..

    1. In Shiinaha laga saaro Laatiin America.
    2. In Iran laga hor istaago Niyukleerka iyo ka maaranka Dolarka.
    3. In Tamarta caalamka la xoojiyo gacan ku haynteeda si loo xakameeyo kobaca dhaqaalaha Shiinaha.
    4. In soogalootiga gudaha Maraykanka la yareeyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    October 19, 2026

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    October 19, 2026

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    October 19, 2026
    Latest Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.